Taliye Indha-qarshe oo gaaray Kismaayo & Xog ku aadan ujeedada safarkiisa (Daawo Sawirro)

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha-Qarshe) iyo saraakiil ciidan oo uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada Kismaayo. Waxaa Garoonka dayuuradaha Kismaayo ku soo dhoweeyey wafdigan saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee Kismaayo ku sugan, masuuliyiin ka tirsan Jubbaland iyo xubno kale. Indha Qarshe iyo xubnihii la socday ayaa soo dhaweyn kadib waxa ay … Continue reading Taliye Indha-qarshe oo gaaray Kismaayo & Xog ku aadan ujeedada safarkiisa (Daawo Sawirro)